DARYEEL CAAFIMAAD
Daryeelcaafimaad waa website caafimaad oo u heelan kor u qaadista wacyiga bulshada, bixinta macluumaad caafimaad oo sax ah iyo talooyin caafimaad oo la isku halayn karo. Waxaan daboolnaa mowduucyo caafimaad oo kala duwan, oo ay ka mid yihiin: cudurrada kala duwan, ka hortagga cudurrada, nolol caafimaad leh, nafaqo, jimicsi jir ahaaneed, iyo daryeelka caafimaadka maskaxda.